Khan Academy || Sida oogu XIISAHA Badan ee Xisaab loo barto!

2022/03/12 に公開
視聴回数 80,082
0
0
Khan Acadmey oo ah platform xisaabta, Science-ka iyo waxyaabo kale laga barto ayaan muuqaalkan ku sharxayaa sida xisaabta looga barto.
lagasoo bilaabo tirada la baro caruurta hadalka bilaabay ilaa xisaabta heerka jaamacadda ah ayaad ka baran kartaa website-kan khanacademy.org.
0:00 Hordhac
1:40 Waxa uu Khan Academy ku fiican yahay!
3:20 Sida uu u shaqeeyo
4:10 Sida Xisaabta looga barto
16:00 Haka Cabsan Xisaabta!

Ka Faa'iideysi Wacan.
Mahadsanid